About Dalxiis

Welcome to dalxiis.com! Ku soo dhowoow dalxiis.com!

Introducing online travel to nomads

Do you remember late at night, back home when you used to gaze at the stars? That feeling never subsides. Just like you, we have a passion for dalxiis… we like to travel, explore the world and go places. Being bound by no border. That is the true nomad, always on the move. Let's go today, whether it’s for business or relaxation. We long for it. That is why we have developed dalxiis.com.

Dalxiis.com is your favourite travel booking website. Developed by Somalis for all Somalis, anywhere in the world.

We are a brand new travel booking website that is specifically there for Somalis. Together with our globally market leading partners, we offer bookings at almost any hotel in the world. You will also be able to find the cheapest tickets to the Horn of Africa as well as any destination across the globe. Whether you are travelling back home, celebrating a well-deserved holiday or planning your business trips, you will find what you need on dalxiis.com.

We do all we can to make your life, the life of the travelling Somali, as convenient as possible. So book your trip on dalxiis.com, pack your bags, load your modern-day camel and get ready for your next dalxiis!

 

Ku Soo Dhowoow Dalxiis.com!

Isbarashada Online Loogu Socdaalayo Reer-guuraga

Dalxiis.com waa mareeg u dooran xajiska socdaalladaada. Soomaali ayaa u habaysay Soomaali idilkeed, meel kasta oo dunida dacalleeda ah.

Ma xusuusataa habeen-badhkii, haddii aad dib ugu laabato dhulkaagii, markii aad daawan jirtey xiddigaha? Dareenkaasi abid kaa ma ag suulayo. Sidaadaas oo kale, waxa aannu hilow u qabnaa Dalxiis. Waxa aannu ka helnaa in aannu socdaallo, oo daahfurno adduunka iyo meelo cusub oo aannu aadno, iyada oo aanay soohdinna ku soo celinayn. Taasi waa reer-guuraannimo dhab ah, had iyo goor socod. Kaalay aynu maanta ba dhaqaaqno e, haddii ay ganacsi ama nasiimo tamashlayneed tahay ba. Waannu u jeellanayn oo tebaynay taas, waana sababta aannu u samaynay dalxiis.com.

Waxa aannu nahay mareeg cusub oo socdaalka laga xajisan karo oo u gaar ah Soomaalida. Waxa aannu bixinaynaa fursad in huteel kasta inta badan dunida aad xajisan karto, annaga oo kaashanayna saaxiibbadayada hoggaamiya suuqa caalamka. Waxa kale oo aannu awoodnaa in aanu ku siinno tigidhada ugu qiimo hooseeya ee lagu aadi karo magaalo kasta gobolka bariga Afrika ama caalamka kale ba.

Haddii aad waddankii dib ugu socdaalayso, ama u dabbaaldegayso fasax idmanaa ama aad qorshaynayso safarro ganacsi, waxa aad u baahato waxa aad ka helaysaa www.dalxiis.com.

Waxa aannu samaynaynaa wax kasta oo aannu karno in aannu nolol ku beerno in Soomaali safar ku galo sida ugu habboon. Sidaas awgeed, eeggaba ka xajiso socdaalkaaga www.dalxiis.com oo shandadaha/boorsooyinka xidhxidho, halabso oo fuul rukuubkaaga casriga ah, una diyaar noqo socdaalkaaga Dalxiis ee labaad.

“Waa duulisteennii dayaxaa, aynu aadno”! www.dalxiis.com